Mahmud Muhammad Abduh

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Mahmud Muhammad Abduh translation for Surah Al-Munafiqun — Ayah 6

63:6
سَوَآءٌ عَلَيۡهِمۡ أَسۡتَغۡفَرۡتَ لَهُمۡ أَمۡ لَمۡ تَسۡتَغۡفِرۡ لَهُمۡ لَن يَغۡفِرَ ٱللَّهُ لَهُمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلۡفَٰسِقِينَ ٦
Waa isku mid haddaad u dambi dhaaf weydiisid (Nabiyow) iyo haddii kale, marnaba Eebe u dambi dhaafi maayo, maxaa yeelay Eebe ma hanuuniyo dad Faasiqiin ah.