Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Ahzab — Ayah 12

33:12
وَإِذۡ يَقُولُ ٱلۡمُنَٰفِقُونَ وَٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٞ مَّا وَعَدَنَا ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥٓ إِلَّا غُرُورٗا ١٢
Markay munaafiqiintu iyo kuwa quluubta ka buka (iimaankoodu daciif yahay) lahaayeen: Alle iyo Rasuulkiisu waxa ay noo yabooheen (oo guul ah) waa waxaan waxba ka jirin oo hoditaan ah.