Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Ahzab — Ayah 18

33:18
۞ قَدۡ يَعۡلَمُ ٱللَّهُ ٱلۡمُعَوِّقِينَ مِنكُمۡ وَٱلۡقَآئِلِينَ لِإِخۡوَٰنِهِمۡ هَلُمَّ إِلَيۡنَاۖ وَلَا يَأۡتُونَ ٱلۡبَأۡسَ إِلَّا قَلِيلًا ١٨
Alle waa og yahay kuwa idinka mid ah ee ka reeba (kuwa kale jihaadka Jidka Alle)2, iyo kuwa ku yidhaahda walaalahood: Noo kaalaya3; mana yimaadaan dagaalka in yar ma’ahee4.
Footnotes
  • [1] . Kuwa ka cesha dadka kale inay taageero siiyaan jihaadka oo garab istaagaan mujaahidiinta dagaalka.
  • [2] . Halkii ay ku biiri lahaayeen.
  • [3] . Markaasna waxay u baxaan ujeeddooyin kale sida aad maal heshaan, iwm.
  • [4]