Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Ahzab — Ayah 38

33:38
مَّا كَانَ عَلَى ٱلنَّبِيِّ مِنۡ حَرَجٖ فِيمَا فَرَضَ ٱللَّهُ لَهُۥۖ سُنَّةَ ٱللَّهِ فِي ٱلَّذِينَ خَلَوۡاْ مِن قَبۡلُۚ وَكَانَ أَمۡرُ ٱللَّهِ قَدَرٗا مَّقۡدُورًا ٣٨
Ma aha Nabiga dushiisa wax dhib ah inuu falaa waxa Alle u banneeyey2. Waa jidkii Alle ee kuwii hore ee tegay. Amarka Allena waa qaddar horay ka fula.
Footnotes
  • [1] . Ama waxa uu u banneeyey inuu fali karo.
  • [2]