Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Ahzab — Ayah 9

33:9
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱذۡكُرُواْ نِعۡمَةَ ٱللَّهِ عَلَيۡكُمۡ إِذۡ جَآءَتۡكُمۡ جُنُودٞ فَأَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمۡ رِيحٗا وَجُنُودٗا لَّمۡ تَرَوۡهَاۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِمَا تَعۡمَلُونَ بَصِيرًا ٩
Kuwa (Xaqa) rumeeyow! Xusuusta Nicmadda Alle idiin galay markay idin yimaadeen ciidammo2, markaasaan ku dirnay dabeyl daran iyo ciidammo aydaan arag, Allena waxaad fashaan wuu Arkaa.
Footnotes
  • [1] . Aayaddan waxay ka hadleysaa qisada axzaabtii, waana kooxo lagu jabiyey dagaalkii Godka, waayo waxay ka hor yimaadeen Alle iyo Rasuulkiisa. Waxaana loola jeedaa askar aydan arkin malaa’igta, wuxuu Allaah u soo diray inay halaagaan cadowyadiisa.
  • [2]