Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Saba — Ayah 11

34:11
أَنِ ٱعۡمَلۡ سَٰبِغَٰتٖ وَقَدِّرۡ فِي ٱلسَّرۡدِۖ وَٱعۡمَلُواْ صَٰلِحًاۖ إِنِّي بِمَا تَعۡمَلُونَ بَصِيرٞ ١١
Annagoo leh: Samee duruucda (jaakado bireedyada loo qaato dagaalka), hagaajina sameyntooda, samana fal. Hubaal Anigu waan Arkaa waxaad fashaan