Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Sad — Ayah 4

38:4
وَعَجِبُوٓاْ أَن جَآءَهُم مُّنذِرٞ مِّنۡهُمۡۖ وَقَالَ ٱلۡكَٰفِرُونَ هَٰذَا سَٰحِرٞ كَذَّابٌ ٤
Waxay la yaabeen inuu u yimid dige ka mid ah (Nabi Muxammad). Waxayna gaaladu yidhaahdeen: Kanu waa saaxir, beenaale.