Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Az-Zumar — Ayah 53

39:53
۞ قُلۡ يَٰعِبَادِيَ ٱلَّذِينَ أَسۡرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمۡ لَا تَقۡنَطُواْ مِن رَّحۡمَةِ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغۡفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًاۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ ٥٣
Dheh: Addoomahaygow ku xad-gudbay nafahooda, ha ka quusannina Naxariista Alle; Alle wuu dhaafaa denbiyada oo dhan2. Hubaal Alle waa Denbi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan.
Footnotes
  • [1] . Waa waxaan ahayn qofkii ku dhinta shirki ama gaalnimo.
  • [2]