Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Ghafir — Ayah 60

40:60
وَقَالَ رَبُّكُمُ ٱدۡعُونِيٓ أَسۡتَجِبۡ لَكُمۡۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ يَسۡتَكۡبِرُونَ عَنۡ عِبَادَتِي سَيَدۡخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ ٦٠
(Allaah) Rabbigiin wuxuu yidhi: I barya2 waan idinka aqbaliye (baryada); hubaal kuwa iska weyneeya baryadeyda3, waxay geli Naar iyagoo dullaysan.
Footnotes
  • [1] . Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Barya Alle idinkoo yaqiinsan in la idinka aqbalayo baryada, oo ogaada inuusan Alle aqbalin baryada qof maahsan.
  • [2] . Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Baryadu waa cibaado”.
  • [3]