Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Fussilat — Ayah 36

41:36
وَإِمَّا يَنزَغَنَّكَ مِنَ ٱلشَّيۡطَٰنِ نَزۡغٞ فَٱسۡتَعِذۡ بِٱللَّهِۖ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلسَّمِيعُ ٱلۡعَلِيمُ ٣٦
Hadduu ku waswaasiyo shaydaan waswaasin (kuugu yeedho xume fal ama kaa cadheysiiyo) ka magan gal Alle. Hubaal (Alle) waa wax kasta Maqlaha, wax kasta Ogsoon.