Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Fussilat — Ayah 41

41:41
إِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِٱلذِّكۡرِ لَمَّا جَآءَهُمۡۖ وَإِنَّهُۥ لَكِتَٰبٌ عَزِيزٞ ٤١
Kuwa rumeyn diida Waanada2 (Qur’aanka) markuu u yimid (waa laga jazayn)3 oo (kani Qur’aanka) waa Kitaab sharaf weyn leh.
Footnotes
  • [1] . Kuwa diida xaqa ama door bida tafsiirka qalloocan Alle ma hanuuniyo.
  • [2] . Hadalka inta ka go’an waa la iska garan karaa oo waxaa weeye: Waxay la kulmi doonaan ciqaab aan la suureysan karin.”
  • [3]