Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Ash-Shuraa — Ayah 28

42:28
وَهُوَ ٱلَّذِي يُنَزِّلُ ٱلۡغَيۡثَ مِنۢ بَعۡدِ مَا قَنَطُواْ وَيَنشُرُ رَحۡمَتَهُۥۚ وَهُوَ ٱلۡوَلِيُّ ٱلۡحَمِيدُ ٢٨
(Alle) waa Kan soo dejiya roobka kaddib markay quusteen oo faafiya Raxmaddiisa. Waana Isaga Gargaaraha mudan ammaan idilkeed ee la mahdiyo.