Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Ash-Shuraa — Ayah 6

42:6
وَٱلَّذِينَ ٱتَّخَذُواْ مِن دُونِهِۦٓ أَوۡلِيَآءَ ٱللَّهُ حَفِيظٌ عَلَيۡهِمۡ وَمَآ أَنتَ عَلَيۡهِم بِوَكِيلٖ ٦
Kuwase yeesha Alle ka sokow awliyo (gargaarayaal, sokeeyayaal, iwm), Alle baa u jeeda oo dhowraya, adiguna kama tihid wakiil (maamula arrimahooda).