Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Az-Zukhruf — Ayah 28

43:28
وَجَعَلَهَا كَلِمَةَۢ بَاقِيَةٗ فِي عَقِبِهِۦ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ ٢٨
Wuxuuna ka yeelay Kalimadda2 (Towxiidka) mid ku baaqi ah durriyaddiisa dhexdooda3, si ay (Xaqa) ugu noqdaan.
Footnotes
  • [1] . Waa Kalimada Laa ilaaha illal Laah.
  • [2] . Nabi Ibraahiim c.s. wuxuu ka dhigay towxiidka wax ku baaqi ah firkiisa.
  • [3]