Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Az-Zukhruf — Ayah 67

43:67
ٱلۡأَخِلَّآءُ يَوۡمَئِذِۭ بَعۡضُهُمۡ لِبَعۡضٍ عَدُوٌّ إِلَّا ٱلۡمُتَّقِينَ ٦٧
Saaxiibbadu Maalintaas waxay isu ahaan cadow qaarkoodba qaarka kale kuwa iska jira (xumaha) mooyee.