Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Jathiyah — Ayah 11

45:11
هَٰذَا هُدٗىۖ وَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِـَٔايَٰتِ رَبِّهِمۡ لَهُمۡ عَذَابٞ مِّن رِّجۡزٍ أَلِيمٌ ١١
Kani (Qur'aanku) waa hanuun. Kuwase rumeyn diida Aayadaha Rabbigood, waxay leeyihiin cadaab daran oo xanuun badan.