Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Jathiyah — Ayah 14

45:14
قُل لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَغۡفِرُواْ لِلَّذِينَ لَا يَرۡجُونَ أَيَّامَ ٱللَّهِ لِيَجۡزِيَ قَوۡمَۢا بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ ١٤
Waxaad ku dhahdaa kuwa (Xaqa) rumeeyey inay iska2 dhaafaan kuwa aan ka rajo qabin Ayaamaha Alle, si uu ugu abaal mariyo qolo waxay kasbadeen.
Footnotes
  • [1] . Waa billowgii baaqa Islaamka ka hor inta aan la idmin jihaadka.
  • [2] . Ayaamaha Alle waxaa loola jeedaa maalmihii uu Alle ku soo dejiyey gaalada cadaabka, oo badbaadiyey kuwa xaqa rumeeyey.