Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Ahqaf — Ayah 23

46:23
قَالَ إِنَّمَا ٱلۡعِلۡمُ عِندَ ٱللَّهِ وَأُبَلِّغُكُم مَّآ أُرۡسِلۡتُ بِهِۦ وَلَٰكِنِّيٓ أَرَىٰكُمۡ قَوۡمٗا تَجۡهَلُونَ ٢٣
Wuxuu yidhi: Alle baa ku Cilmi leh (goorta caddibaaddiinna), anigu waxaan idin soo gaarsiin Fartiinta la ila soo diray, waxaanse arkaa inaad tihiin qolo moog (Weynida Alle iyo mudnaantiisa Keligi cibaadada).