Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Hujurat — Ayah 1

49:1
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تُقَدِّمُواْ بَيۡنَ يَدَيِ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦۖ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَۚ إِنَّ ٱللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٞ ١
Kuwa (Xaqa) rumeeyow! Ha ka hor marinnina (qowlkiinna) (qowlka) Ilaahay iyo Rasuulkiisa2, dhowrana (xilkuu idin saaray) Alle. Hubaal Alle waa wax kasta Maqle, Wax kasta Og.
Footnotes
  • [1] . Al-Xujuraat macnaheedu waa qolalka gaarka ah, waxaana loola jeedaa qololkii ay degganaayeen xaasaskii Nabiga s.c.w.
  • [2] . Waxaa loola jeedaa uma bannaana mu’miniinta inay ka bixiyaan wax xukun ah arrin ay ahaataba haddii aanay oggolaansho iyo daliil ka heysan Alle iyo Rasuulkiisa.