Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Hadid — Ayah 1

57:1
سَبَّحَ لِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ وَهُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡحَكِيمُ ١
Waxaa xurmo weyneeya oo (xumaan ka) hufa Alle Waxa ku sugan samooyinka iyo arlada2. Waana Adkaadaha, Xikmadda Badan.
Footnotes
  • [1] . Xadiid: Birta.
  • [2]

    . Iyagoo ammaana oo caddeeya inuu ka hufan yahay xumaan oo dhan

    oo uusan laheyn xaas, ilmo, iyo shariig.