Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Hadid — Ayah 11

57:11
مَّن ذَا ٱلَّذِي يُقۡرِضُ ٱللَّهَ قَرۡضًا حَسَنٗا فَيُضَٰعِفَهُۥ لَهُۥ وَلَهُۥٓ أَجۡرٞ كَرِيمٞ ١١
Waa kuma kan amaahinaya Alle amaah wanaagsan (sadaqo bixin ama deyn siin cid baahan kor saar la'aan), markaas uu u labolaabo (ajarka), wuxuuna siin abaalgud wanaagsan (Janno).