Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Jumu'ah — Ayah 10

62:10
فَإِذَا قُضِيَتِ ٱلصَّلَوٰةُ فَٱنتَشِرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱبۡتَغُواْ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ وَٱذۡكُرُواْ ٱللَّهَ كَثِيرٗا لَّعَلَّكُمۡ تُفۡلِحُونَ ١٠
Markase salaadda la dhammeeyo, ku kala faafa arlada, dalbana Deeqda Ilaahay (macnaha waa aada qaraabo salaan, booqda qof buka, fasha camallo san) xusana Ilaahay (oo ku salliya Nabiga) in badan aad liibaantaane.