Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Jumu'ah — Ayah 5

62:5
مَثَلُ ٱلَّذِينَ حُمِّلُواْ ٱلتَّوۡرَىٰةَ ثُمَّ لَمۡ يَحۡمِلُوهَا كَمَثَلِ ٱلۡحِمَارِ يَحۡمِلُ أَسۡفَارَۢاۚ بِئۡسَ مَثَلُ ٱلۡقَوۡمِ ٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِۚ وَٱللَّهُ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّٰلِمِينَ ٥
Mataalka kuwaa loo xil saaray Towraad- da, markaas aan ku camal falin oo gabay qaadista (xilkaa)2, waa sida dameer xambaarsan kutub3 culus (aanse waxba ka fahmin). Xumaa tusaalaha kuwa beeniya Aayadaha Ilaahay. Alle ma hanuuniyo qoloda daalimiinta ah (madaxa adag).
Footnotes
  • [1] . Waa dayacay xilkooda ka saarnaa inay dhaqan geliyaan waxa ku soo arooray oo amarro ah Kitaabkooda oo ka joogaan waxa laga reebay.
  • [2] . Ha yeeshee aan ka faa’idin waxa ku yaal oo xikmad iyo khayr ah.
  • [3]