Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah At-Talaq — Ayah 11

65:11
رَّسُولٗا يَتۡلُواْ عَلَيۡكُمۡ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ مُبَيِّنَٰتٖ لِّيُخۡرِجَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ مِنَ ٱلظُّلُمَٰتِ إِلَى ٱلنُّورِۚ وَمَن يُؤۡمِنۢ بِٱللَّهِ وَيَعۡمَلۡ صَٰلِحٗا يُدۡخِلۡهُ جَنَّٰتٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَآ أَبَدٗاۖ قَدۡ أَحۡسَنَ ٱللَّهُ لَهُۥ رِزۡقًا ١١
Rasuulna (wuu idiin soo diray) idiin akhriya Aayadaha Ilaahay ee cad, si uu ugaga saaro kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala mugdiyada xagga Nuurka; qofkiina rumeeya Allaah oo sama fala, Wuxuu galin Beero (Jannooyin) ay hoostoodu webiyo qul-qulaan iyagoo ku dhex waaraya waligood. Allaah Waa uu wanaajiyey kaasi risiqa.