Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Ma'arij — Ayah 1

70:1
سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٖ وَاقِعٖ ١
Mid wax dalbaya baa dalbay in cadaab ku dhacda (gaalada loo soo dedejiyo)2.
Footnotes
  • [1] . Al-Macaarij: Waddooyinka kor loogu baxo cirka waa kuwa ay malaa’igta u maraan aadista samooyinka.
  • [2] . Gaaladu waxay ka hor yimaadeen Nabiga s.c.w. iyagoo ka dalbay inuu ku keeno cadaab dushooda.