Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Jinn — Ayah 4

72:4
وَأَنَّهُۥ كَانَ يَقُولُ سَفِيهُنَا عَلَى ٱللَّهِ شَطَطٗا ٤
Wuxuu ahaa kan maan gaabka ahi2 ee dhexdeenna ah mid ka sheega hadallo xadgudub ah aan habbooneyn Alle.
Footnotes
  • [1] . Ibliis. Waxaa sidoo kale lagu fasiri karaa wadar ahaan, markaas waa in la yidhaahdo: “iyo in kuweenna maangaabka ahi ee naga mid ah”.
  • [2]