Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Muzzammil — Ayah 1

73:1
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُزَّمِّلُ ١
Kani isku duuduubayow maryaha (Nabigaa loola jeedaa)!2.
Footnotes
  • [1] . Al-Muzammil: Midka ku duubay naftiisa maryaha.
  • [2] . Nabiga s.c.w. waxaa la amray halkii hurda macaansiga inuu xilkaa weyn qaado oo u kaco cibaado iyo Alle bari iyo inuu dadka amro (towxiidka) iyo camalka san oo kaga digo shirkiga iyo xuma falka.