Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Insan — Ayah 2

76:2
إِنَّا خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ مِن نُّطۡفَةٍ أَمۡشَاجٖ نَّبۡتَلِيهِ فَجَعَلۡنَٰهُ سَمِيعَۢا بَصِيرًا ٢
Waxaanu (waa Alle'e) ka abuurnay Aadmiga mani yaroo nool isku dhafanta296178>1, si aynu u imtixaanno, markaas waxaan ka yeellay mid wax maqla, wax arka.
Footnotes
  • [1] . Isku dhaf biyaha ninka iyo haweenta ee gala riximka haweenta.
  • [2]