Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Insan — Ayah 9

76:9
إِنَّمَا نُطۡعِمُكُمۡ لِوَجۡهِ ٱللَّهِ لَا نُرِيدُ مِنكُمۡ جَزَآءٗ وَلَا شُكُورًا ٩
(iyagoo laabta ka leh) Waxaan uun idiin siin raashinka Ilaahay Darti idinkama rabno abaal gud iyo mahadnaq midna.