Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Mursalat — Ayah 1

77:1
وَٱلۡمُرۡسَلَٰتِ عُرۡفٗا ١
Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay dabeylaha wanaagga lala soo diro.
Footnotes
  • [1] Al-Mursalaat: Dabeylaha la soo diray.