Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Al-Fajr — Ayah 10

89:10
وَفِرۡعَوۡنَ ذِي ٱلۡأَوۡتَادِ ١٠
Iyo (siduu u galay) Fircoon, ee lahaa (Boqortooyada iyo ciidammada tirada badan iyo dhismooyin dhaadheer iyo) tiirar ( xabsiyo la geeyo dadka oo lagu caddibo)?