Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Fatir — Ayah 31

35:31
وَٱلَّذِيٓ أَوۡحَيۡنَآ إِلَيۡكَ مِنَ ٱلۡكِتَٰبِ هُوَ ٱلۡحَقُّ مُصَدِّقٗا لِّمَا بَيۡنَ يَدَيۡهِۗ إِنَّ ٱللَّهَ بِعِبَادِهِۦ لَخَبِيرُۢ بَصِيرٞ ٣١
Kaan kuu waxyoonnay ee Kitaabka (Qur’aanka) ah waa Xaq, rumeyn wixii ka horreeyey (oo Kutub Alle ah). Hubaal Alle addoomahiisa wuu ka War Qabaa, Arkaa.