Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Fatir — Ayah 32

35:32
ثُمَّ أَوۡرَثۡنَا ٱلۡكِتَٰبَ ٱلَّذِينَ ٱصۡطَفَيۡنَا مِنۡ عِبَادِنَاۖ فَمِنۡهُمۡ ظَالِمٞ لِّنَفۡسِهِۦ وَمِنۡهُم مُّقۡتَصِدٞ وَمِنۡهُمۡ سَابِقُۢ بِٱلۡخَيۡرَٰتِ بِإِذۡنِ ٱللَّهِۚ ذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡفَضۡلُ ٱلۡكَبِيرُ ٣٢
Markaasaan dhaxalsiinnay Kitaabka (Qur’aanka) kuwaan ka dhex doorannay addoomahayaga, waxaa ka mid ah mid dulmiya naftiisa2, iyo mid dhexdhexeysta, iyo mid u dheereeya khayrka Idanka Alle. Kan baa ah Fadliga Weyn.
Footnotes
  • [1] . Qofka dulmiya naftiisa waa qofkay khaladaadkiisa ka badan yihiin saxiisa, muqtasidna dhexdhexysta waa qofkay camalladiisa wanaagsan le’eg yihiin camalladiisa xun, qofka u dheereeya khayraadkana waa qofka ay acmaashiisa san badan yihiin .
  • [2]