Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Ghafir — Ayah 30

40:30
وَقَالَ ٱلَّذِيٓ ءَامَنَ يَٰقَوۡمِ إِنِّيٓ أَخَافُ عَلَيۡكُم مِّثۡلَ يَوۡمِ ٱلۡأَحۡزَابِ ٣٠
Kii rumeeyey (Xaqa) wuxuu yidhi: Tolkayow! Waxaan idiinka cabsan wax la mid ah wixii ku dhacay xizbiyadii.
Footnotes
  • [1] Waa maalmaha uu Alle u soo diro Ciqaabkiisa kuwaasi diiday nabiyadii loo soo diray .