Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Ghafir — Ayah 31

40:31
مِثۡلَ دَأۡبِ قَوۡمِ نُوحٖ وَعَادٖ وَثَمُودَ وَٱلَّذِينَ مِنۢ بَعۡدِهِمۡۚ وَمَا ٱللَّهُ يُرِيدُ ظُلۡمٗا لِّلۡعِبَادِ ٣١
Wax la mid ah wixii ku dhacay qolodii Nuux, Caad, Thamuud, iyo kuwii ka dambeeyey, Allena ma aha mid la doona dulmi addoomahiisa oo ku gardarrooda.