Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Qaf — Ayah 1

50:1
قٓۚ وَٱلۡقُرۡءَانِ ٱلۡمَجِيدِ ١
Qaaf;395876>2 Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Qur’aanka Sharafka Badan
Footnotes
  • [1] . Qaaf waa xarafka Qaaf ee ka mid ah alifbeetada afka Carabiga uu Qur’aanku ku soo degay, sidaas oo ay tahay ma jiro axad keeni kara xitaa Suuradda ugu kooban ee Qur’aanka Mucjisada weyn ah. Waana sidaas macnaha looga jeedo xuruufta kale sida alif laam miim, alif laam raa, taa haa, xaa miim, nuun, iwm ee ku soo arooray billowga
  • [2] Suuradood ee Qur'aanka.
  • [3] . Eeg sharaxa hoose ee Suuradda