Abdullah Hassan Yacoub

Ayah by Ayah

Tags

Download Links

Abdullah Hassan Yacoub translation for Surah Qaf — Ayah 2

50:2
بَلۡ عَجِبُوٓاْ أَن جَآءَهُم مُّنذِرٞ مِّنۡهُمۡ فَقَالَ ٱلۡكَٰفِرُونَ هَٰذَا شَيۡءٌ عَجِيبٌ ٢
Waxayse la yaabeen inuu u yimid dige ka mid ah (Nabi Muxammad) . Gaaladu waxay yidhaahdeen: Kanu (inuu Alle soo diro aadmi) waa wax la yaab leh.